L'app contiene il Corano di Sh Omar Faruq.
Questa applicazione contiene il Sacro Corano, di Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Dopo un periodo di tempo e duro lavoro, abbiamo finalmente rilasciato questa app di Tafsiirka Quraanka, speriamo che ne trarrai beneficio Insha Allah.
Questa app ti consentirà di:
- Per ascoltare le lezioni audio, mettere in pausa, interrompere, ripetere, avanzare e riavvolgere
- Le lezioni si interromperanno se ricevi chiamate, dopo aver terminato, le lezioni riprenderanno da dove avevi lasciato.
- Le lezioni audio sono di dimensioni molto leggere, quindi non consumano enormi dati Internet dalla tua parte
- Puoi anche scaricare l'intero Corano in formato di lettura per facilitare l'ascolto delle lezioni audio, non devi rimanere nell'app audio mentre sei in Lettura del Corano, le lezioni audio non si fermeranno se le lasci
- Puoi anche condividere l'app Tafsiirka Quraanka con famiglie e amici
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxoka ood
- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga